Old school Easter eggs.

ERAYO JACEYL AH (Dunidan adiga moye ruux kale madaneyo)

Dunidan adiga moye ruux kale madaneyo Dunidan adiga moye qofkale iima muuqdo Dunidan adiga moye indhaheyga ruux kale ma'qabtaan Dunidan adiga moye ruux kale ma'jecli Dunidan adiga moye ruuxkale iima dhadhamayo Dunida adiga moye la'aantada nolashaba ma'aan baran laheyn Dunida adiga moye ma'la haasawo ruux kale Dunida adiga moye la'jaan qaado jclka ruux kale
Back to posts
This post has no comments - be the first one!

UNDER MAINTENANCE